Mala Awaalku Waa Beenta u Weyn!

0
550

Xadiis uu Abuu Hurayrah (Rc) Warinaayo wuxuu yidhi: Nebigu (scw) Wuxuu yidhi: Iska ilaaliya  malaha (malo awaalka) waana waxa been u weyne. (Bukhaari & Muslim).

Xadiis uu Abuu Hurayra (Rc) Warinaayo wuxuu yidhi: Nebigu (scw) Wuxuu yidhi: Iska Jira xaasidnimada, maxaa yeelay xaasidnimadu waxay u cuntaa xasanaadka sida dabku u cuno xaabada. (Abuu Daawuud).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here