Daloolinta Jidhkooda Ayay Quruxda u Fahmeen

0
309

Qabiiladan waxa lagu magacaabaa Kayabu, waxay degan tahay  dhulka ku teedsan webiga Shangu ee dalka Baraasiil.
Waxay leeyihiin 44 tuullo , waxayna isku magaabaan shacbiga biyaha weyn.

Qabiiladan ayaa waajib kaga dhig qof kasta oo ka tirsan nin iyo gabadh kuu doono ha ahaadee inuu dhegaha dalooliyo isla markaana uu geliyo hilqadaha waaweyn.

Polynesians iyaguna waa qabiilo ku nool dalka New Genna oo ku yaala badda degan. Astaamaha ay leeyihiin ayaa ah inay jidhkooda dalooliyaan iyagoo arimahaasi qurux u yaqaana. Shacbigan ayaa caabuda qawadaha dabiiciga sida  Cadceeda iyo dabaysha.

Kooxo badan oo Kiristaan ah  oo isku deyay inay diinta Kiristaanka gaadhsiiyaan kuna faafiyaan deegaankooda ayay arinkaasi ka diideen.

 

Leave a Reply