Sifooyinka Rasuulka Allah (scw)

0
834

Rasuulka Allah (scw) ma ahayn mid u sheekeeya sida aan u sheekayno, hadalkiisuna wuu caddaa qofka la fadhiyaana wuu fahmi jiray. Imaam Ibnu Qayim wuxu yidhi “ Rasuulka Allah (scw) huradadiisu waxay ahayd hurdo dhexdhexaad ah” , waxaana la yidhi waa habeenka sadex meelood meel. Xaga socodka Ibnu Qayim wuxu yidhi “ Socodka Rasuulka Allah (scw) wuxu ahaa socodka dadka go’aanka, hanka iyo geesinimada leh, waan socod dhexdhexaad ah.

Xubnaha Jidhka wuu raaxo badan yahay socodkaasi, maaha socodka qofka liidiga ah, doqonka iyo maydnimada midkoodna. Maaha qof u socdasi  murugo leh, baqdin ama mid gariiraya. Waana socodka degan ee Allah (sw) Quraanka ku amaanay.    Kitaabka Zaad Almicaad ( 1/161)

 

Leave a Reply