Wuxuu ka Dhex Helay Dahab Qaali Ah!

0
436

Nin u dhashay dalka Ingiriiska laguna magacaabo Niek Miede oo urursada oo iibsada qalabka ciidanka ee gaboobay ayaa dhowaan wuxu iibsaday Dabaabad (Kare) nooca loo yaqaano T 54/69  oo ah kuwa Ruushka lagu sameeyo oo ah kuwii lagu dagaal dagaalkii labaad . Waxa kale Neik oo ka tirsanaa ciidanka Ingiriisku uu ururiyay 150 Markab oo iyana ah ku dagaalka ee hore.

Laakiin Kaarahan ma Dabaabadan uu dhowaan iibsaday oo laga siiyay qiime dhan 30 kun oo Ginniga Usteriliya ah ayuu ka dhex helay alaab dahab ka samaysan  oo gudaha ugu jirta taasi oo dhamayd 5 kg. Dahabkan ayaa qiimihiisu dhamaa 2 malyuun oo Ginniga Asterliaya ah.

Leave a Reply