Jeelasha Ugu Yaabka Badan Dunida

0
473

Waxa aad u xumaatay Xaaladda Jeelasha dalka Mexsico ka dib markii jeelashaasi intooda badan ay xukunkiisa la wareegeen maxabiistii lagu xidhay, sidaasina waxa cadaysay  guddi loo saaray inay jeelshaasi soo badhaan sanadkii hore.  Gudigan aya cadaysay in aanay xalaadda jeelasha badankooda ay booqdeen ahayn mid fiican. Gudida oo waraysatay maxaabiista jeelasha taasi 88%  ay ka cawdeen inay dhibaato badani ka haysato iyagoo meel lagu wada xidho koox daroogada ka shaqaysta iyo dad muwadiniin  ah oo denbiyadoodu fudud yihiin.

Gudida ayaa cadaysay in dilalku ka dhacaan jeelka dhexdiisa. Iyadoo mararka qaar aya is dilaan laba kooxood oo daroogada ka sheqeeya oo wada xidhan. Waxa kale oo ay maxabiistu ka cawdeen inay jeelsha ka jirto cunto la’aani, cabsi iyo amaan darro xad dhaaf ah.

Askarta ayaan dan sidaasi ah ka gelin madaama kooxaha daroogada ay  ka helaan lacago dheeraad ah. Waxaana dhacda in maamulka jeelsha ay iska haystaan kooxo maxaabiis ahi.

Sawirkun wuxu muujinaya iyadoo jeel laga gurayo maydad iyo dhaawacyo ka dib markii ay is dileen laba kooxd oo Maafiay ahi.

 

 

Leave a Reply