Muuqaalka Quruxda La lskuma Waafaqsana

0
277

Bulshooyinka dunida way ku kala duwan yihiin quruxda iyo qaabkeeda ,halka qaarkood uga yaqaaniin wejiga oo calaamado soo gaadhaan inay tahay foolxumo kuwo kalena iyaga iskood isugu sameeya oo u arka qurux.

 

Dalka New Ginni ayaa quruxad gabadha u yaqaan marka wejiga ay daloolo iyo xaradh ku samayso. Isla markaana ragooda ayaa iyaguna sidaasi sameeya wakhtiyada munaasbadaha iyo xafladaha gaarka.

Leave a Reply