Ha Goyn. $ 12 Kun Ayaa Lagu Ganaxaya!

0
359

Dalka Turkiga waxa jira sharci ganaax ah oo dhan 12 kun doller marka aad goysaogeed  ubaxa ah  , wa arrin xidhiidh la leh ilaalinta dhirta quruxda leh.  Xukuumadda ayaa ganaxaasi ku soo rogtay qofka kast oo gooya ubaxa lagu magacaabo “Tulip Manisa” . Ubaxan ayaa ka baxa dhulka dalxiiska ee beeraha ku yaalla. Ubaxan waxa jecel dalxiisyaasha oo sawiro iska qaada laakiin aan loo ogolayn inay goostaan.

Maamulaha deegaanka uu ka baxo Ubaxani Mr.Ugur El ayaa sheegay in Ubxani ka mid yahay arimaha uu deegaanku qiimaha ku leeyahay ee soo jiita dadka booqanaya  sidaas darteed loogu soo rogay ganaaxa adag. Waxaana ku yaalla boddh ay ku qoran tahay “ Ha goyn.. haddii waxa lagu ganaaxayaa 12 kun Doller”.

Leave a Reply