Sirta Kubadda Trump Iyo Madaxda Carbeed!

0
349

Waxa dunida ka yaabiyay markii la furayay xarunta a loogu magac daray la dagaalanka argagixisada ee Sacuudiga laga dhisay maalintii Axaddi ee Bishan 21-May, markii madaxweynaha Maraykanka Donald  Trump iyo labada hogaamiye ee Masar iyo Sacuudiga C/casiis Siisi iyo Boqor Saleebaan ay kubada iftiimaysa gacanta wada saareen ka dibna sidaasi sawiro lagaga qaaday.

Kubadaasi oo aan si fiican loo fasirin waxa ahayd  iyo ujeedada ka danabyas laakiin siyaabo kala duwan ayaa loo fahmay. Inkastoo aanay caddayn sababata rasmiga ahi haddana  waxa lagu soo koobay inay ahayd astaan loo sameeyay bilowga filim documentary ah oo xaruntu leedahay, iyo in kubada looga jeedo sawirka dunida guud ahaan.

 

Leave a Reply