Xadiiska Rasuulka

0
538

Xasadku waa qofka oo jeclaada nicmada ama wanaagga qof  kale haysto inay ka tagto xataa haddii aanu isugu helayn. Qofka Xaasidka ahina  waxaa uu necbaystaa marka uu arko qof Allaah (sw) nicmo siiyay sida cilmi, qurux, mansab iyo maal.

Rasuulku-na (scw) wuxuu xadiis ku yidhi “Qofka kuma kulmaan Iimaan iyo xaasidnimo”.   xasadkuna waxa uu marka hore ka bilaabmaa  qof keliya, wuuna fidaa degaan, shaqo, urur iyo dalba.  Waxaana dabada ka riixaya shaydaan.

Waayo isaga ayaa ugu horeeyay cid wax xaasidda,  waana ku dhaqanka Ibliis kaasi oo xaasiday Nebi Aadam markii Alalah (swt) ku yidhi  ii  sujuud.

 

Leave a Reply