Christine Keller:Basaasadii Xukuumadda Riday

0
359

Gabadhan Christine ayaa noqotay dumarka ugu caansan sirdoonka caalamka. Waxay ahayd gabadhii dhalisay fadeexadii ruxday Ingriiska taasi oo keentay inuu is casilo wasiirka Dagaalka ee waagaasi John Profumo oo ay xidhiidh la lahayd, maya xataa waxaaba burburtay xukuumaddii dhamayd ee uu hogaaminayay Mcmilan.  Waxay ahayd sababtu markii ay Ruushka u gudbisay siraha dagaalka Ingriiska hogaankii ciidanka Ruushka Brejinief Avnove oo ay is barteen markii uu ogaaday inay xidhiidh la leedahay wasiirka dagaalka. Waxaana la xidhay muddo gaaban iyadoo markii danbe heesaa noqotay. Wasiirka is casilay ayaa u baydhay dhinaca samafalka.

 

Leave a Reply