Nooc Ka Mid Ah Kalluunka Oo Lugo Iyo Gacmo Leh

0
391

Alkzolotal ama Cirfiiidkii Biyaha ayaa ah nooc ka mid ah kalluunka,

kaasoo leh Lugo iyo gacmo layaab leh waxaanu awood u leeyahay inuu

salka hoose ee badda uu ku socdo.

Noocan ka midka ah kalluunka ee Layaabka leh ayaa waxaa ku socda Dabar

Go` xawli ah waxaanu ka mid yahay Bahda loo yaqaan berri biyoodka.

Xilligan tiro yar oo ka mid ah noocan kalluunka ahi waxa uu ku nool yahay Haro

ku taalla badhtamaha Mexico, waxaanu leeyahya midabo kala duwan.

arrinkan ayaana noqday mid saxaafada caalamka ay aad u hadal hayaan

beryahan dambe, maadaama aan hore loo arki jirin noocan kalluunka ka

midka ah ee lugaha iyo gacmaha leh.

 

 

Leave a Reply