Mukhaadaraadka Jimcsigu Wuxu Gaabiyaa Nolosha

0
460

Waxa uu aha badmareen , aan beebka afkiisa laga waayin. Wuxu noqday geesi caan ah oo aad u isticmaala mukhaadaaraadka iyo jimcsi joogto ah (GYM) si ay muruquyadiisu u xoogaystaan waxaana caado u ahayd inuu qaado biro xooggan oo aad weyn,

Jimicsigaai ayaa keenay in  uruqyadiisu gacmuha ay xoogaystaan

laakiin waxa uu gaadhay in muruqyadiisa sare ee gacmaha, iyo garbuhu xoogaystaan iyadoo jidhkiisa inta kalena ay daciif tahay.

Dhakhaatiirta ayaa ka digay mukhaadaraadka farah badan ee loo istcimaalo in muruqyada lagu muuqaalkooda iyo xoogooda lagu soo saaro., kuwaasi oo ay sheegeen in wadnaha ay ku adkaanayso inuu dhiigga gaadhsiiyo jidh ka xoog badan inta awoodiisa caadiga ahi ay tahay. Waxa kale oo ay dhakhaatiirtu cadeeyeen in dadkan noocan ahi ay ka cimri gaaban yihiin dadka caadiga ah.

Leave a Reply