Dunida Caan Ayay ka Ahayd!

0
425

Gabadha Umu-Kalsuum waxay ahayd hobolad caalami ah oo uu dhalatay dalka Masar, waxay caan ku ahayd heesaha iyadoo codkeedana aad loo jeclaa, waxay lahayd hal abuurka heesaha iyo weliba iyadoo meteli jirtay filimada.

Umu-kalsuum waxay ahayd heesaa codkeeda dunida iyo gaar ahaan Carabta aad looga jeclaa. Haddii aana xafladaha iyo warbaahinta laga dhegaysan heesaha codkeeda waxay ahaayeen kuwo aan xiiso lahayn. Umu-Kalsuum oo codkeeda sidaa dadka u jeclaayeen waxay u dhimatay xanuunka Kansarka oo kaga dhacay Cunaha iyo weliba xanuun kaga dhacay Qanjaha.  Dhamaan dhakhaatiirta kala duwan ayaa dabiibkeeda ka quustay, iyadoo ugu danbaystii u dhimatay bishii February 3, 1975.  Haddii dadka oo dhami rabaan inay ku badbaadiyaan oo wakhtigu ka dhan yahay maaha suuragal.

 

Leave a Reply