Daawo Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland oo Banka Wajaale Ka Fuliyey Wajigii Labaad Ee Harameynta

0
324

Wajaale (Dawan) Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Muumin Seed iyo shaqaala weynaha wasaaradda ayaa mashruuca banka Wajaale ka fuliyay wajigii labaad ee Harameynta .

Halkan Ka Daawo

Leave a Reply