Hargeysa (Dawan) Cabdirixiin Cabdillaahi Axmed Xirsi kana mida dhalinyaradda aqoonyahanka ah ee reer Somaliland ayaa urrurka dhalinyaradda Somaliland ee Sonyo ku eedeeyay in uu cid gaara u adeego urrurkani
Cabdirixiin waxaa uu sheegay in ka dhalinyaro ahaan aanu khuseynin urrurkani oo aanu matalin.