Hargeysa (Dawan) Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtidda Siciid Jaamac Cali ayaa sheegay in haween weynaha ciida gale ay cabasho ugudbiyeen golaha guurtidda
Siciid Jaamac Cali isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Waxaanu heynaa cabasho ay noo soo gudbiyeen haween weynaha Ciidagale, xaqna waxaa ah in cidii cabaneysa ee cabasho soo gudbisa la qanciyo, oo cabashadoodu hadii ay tahay mid uu goluhu wax ka qaban karana uu ka qabto hadii kaleetana loona tilmaamo cidii hawshaasi shaqada ku leh, gudibaana aanu u saarnay cabashada haweenkaasi”
Halkan Ka Daawo




















