Guddoomiyaha Maxkamada Degmada Borame Oo Ka Warbixiyey Kiisaskii Ka Dhacay Magaaladaasi Sannadkii Ina Dhaafay.

0
705

Borame (Dawan) Guddoomiyaha Maxkamada degmada Borame Aadan Cabdilaahi Cali ayaa warbixin ka bixiyey  kiisaskii kala duwanaa ee ay maxkamada soo galay sannadkii ina dhaafay  .

Waxaanu Guuddomiye Aadan sheegay in kiisaska sannadkaasi soo galay maxkamada ay ahaayeen 1225 kiis , kuwaas oo 1111 kiis ay ahaayeen kiisas madani ah , halka 114 kiisna ay ahaayeen kiisas ciqaab ah .

 

Hoos Ka Daawo Warkan Oo Muqaal Ah.

Leave a Reply