Wasaaradda Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Oo Gobolka Sool Ka Bilawday Qaadashada Bilad Lambarka Gaadiidka Iyo Habka Imtixaan Qaadista Liisamada.

0
660

Laascaanood (Dawan)  Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ayaa gobolka Sool ka bilawday qaadashada bilayd Lambarka gaadiidka iyo imtixaanaadka qaadashada Liisamada wadiska gaadidka.

Waxaana gobolka Sool gaadhey masuuliyiin ka socday wasaaraddaasi oo halkaasi geeyey qalabka kala duwan ee ay ku hawlgeli doonaan shaqaalaha hawlahan fulinaaya.

 

Hoos Ka Daawo Warkan Oo Muqaal Ah.

Leave a Reply