Badhasaabka Gobolka Sool Iyo Maamulka Magaaladda Laascaanood Oo Dhagax Dhigay Deyr Loo Dhisaayo Dugsiga Ebyan.

0
559

Badhasaabka Gobolka Sool Iyo Maamulka Magaaladda Laascaanood Ayaa Dhagax Dhigay Deyr Loo Dhisaayo  Dugsiga Hoose iyo Dhexe ee Ebyan oo kamid ah dugsiyadii Qadiimiga ahaa ee Laascaanood laga aas aasay sannadkii 1946.

Badhasaabka iyo maamulka degmada Laascaanood ayaa dadka hareero degan ugu baaqay inay ilaashadaan dugsigan , sidoo kalena baneeyaan goobaha wadooyinka ah ee soo gala .

Leave a Reply