Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Booqashooyin Kedis Ah Ku Tegey Xafiisyadda Wasaaraddaha Iyo Hay’addaha Dawladda Ee Gobolka Saaxil.

0
709

Badhasaabka Gobolka Saaxil Eng Axmed Cismaan Xasan Ayaa Booqashooyin Kedis Ah Ku Tegey Xafiisyadda Wasaaraddaha Iyo Hay’addaha Dawladda Ee Gobolka Saaxil, isaga oo la kulmay xubno kamid ah masuuliyiinta dawladda oo goobaha shaqadda ku sugnaa.

waxa kale oo uu badhasaabku tegey qaar kamid ah xafiisyadda hay’addaha iyo wasaaradda dawladda oo iyagu xidhnaa ayna ka maqnaayeen madaxdii iyo shaqaalihii dawladda gobolkaasi  u joogay wasaaraddahasi iyo hay’addahaasi.

 

 

Leave a Reply