Shirkad Lagu Magacaabo Tacab Wadaag Oo Hawlo Macdan Qodis Ah Ka Bilawday Gobolka Sanaag.

0
923

Ceerigaabo(Dawan)Shirkad Lagu Magacaabo Tacab Wadaag Ayaa Hawlo Macdan Qodis Ah Ka Bilawday Gobolka Sanaag, waxaana hawlahaasi si weyn usoo dhoweeyey xildhibaanadda golaha degaanka ee magaaladda Ceerigaabo .

maamulka wasaaradda Macdanta iyo tamarta Somaliland ee gobolka Sanaag iyo gudoonka shirkaddaasi ayaa si wada jir ah uga hadlay hawlaah macdan baadhiseed ee ay shirkadaasi ka waddo meelo kamid ah gobolka Sanaag.

Leave a Reply