Xisbul Xaakimka Taladda Dalka Haya Ee KULMIYE Oo Iclaamiyey Shirkiisii Golaha Dhexe Iyo Xiliga La Qabanaayo.

0
615

Xisbul Xaakimka Taladda Dalka Haya Ee KULMIYE Ayaa Iclaamiyey Shirkiisii Golaha Dhexe Iyo Xiliga La Qabanaayo, iyada oo shirkaasi uu ka dhici doono xarunta gobolka Awdal ee Borame.

waxaana maanta sidaasi iclaamiyey Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Dheere ,Xoghayaha Guud Xasan Siciid Yuusuf iyo xubno kale oo xisbigaasi ka tirsan.

 

Leave a Reply