Wararka Dalka Degmada Qolujeed Ee Gobolka Awdal Oo Maxkamad Laga Dhagax Dhigay. By admin - January 21, 2019 0 808 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Borame(Dawan)Degmada Qolujeed Ee Gobolka Awdal Ayaa Maxkamad Laga Dhagax Dhigay , iyada oo ay maxkamadaasi dhagax dhigeen maamulka iyo masuuliyiinta degmadaasi iyo masuuliyiin ka socotay maamulka gobolka Awdal.