Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha Iyo Dalxiiska Somaliland Oo Ganacsatadda Dalka Baaq U Dirtay.

0
984

Hargeysa(Dawan)Wasaarada Ganacsiga,Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland ayaa ganacsatada dalka ugu baaqday in ay si deg deg ah u qaataan liiskanka Ganacsi ee Somaliland.

Agaasimaha Wasaaradaasi oo maanta warbaahinta kula hadlaayey xafiiskiisa ayaa sidoo kale ugu baaqay ganacsatada aan weli qaadan liisanka Ganacsi in ay hore u qaataan liisankaasi ganacsiga.

Leave a Reply