Wararka Dalka Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Soo Bandhigay Gawaadhi Gurmadka Deg Dega Ah Loogu Talo Galay Oo Ay Keeneen. By admin - January 22, 2019 0 1237 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Berbera(Dawan)Dawlada Hoose Ee Berbera Ayaa Soo Bandhigay Gawaadhi Gurmadka Deg Dega Ah Loogu Talo Galay Oo Ay Keeneen. maamulka degmada Berbera ayaana gawaadhidaasi ku wareejiyey wasiir ku xigeenka Caafimaadka Somaliland.