Xabsiga Magaaladda Berbera Oo La Gaadhsiiyey Qalab.

0
768

Berbera(Dawan)Agaasime ku xigeenka waaxda Xabsiyadda ee wasaaradda Cadaaladda Somaliland oo ay wehelinayaan masuuliyiin ka socday hay’addo wadani ah ayaa qalab gaadhsiiyey xabsiga magaaladda Berbera.

waxaana qalabkan lagu wareejiyey xabsiga magaaladda Berbera ay ka koobnaayeen qalabka xafiisyadda iyo huga maxaabiista loogu talo galay .

Leave a Reply