Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Muddo Kordhintii Loo Sameeyey Golaha Wakiiladda Somaliland.

0
561

Hargeysa(Dawan)Xisbiga KULMIYE Ayaa Ka Hadlay Muddo Kordhintii Loo Sameeyey Golaha Wakiiladda Somaliland.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Dheere ayaa ka hadlay mawqifka xisbiga KULMIYE ee muddo kordhintii ay dhowaan u sameeyeen Golaha Guurtidu Golaha Wakiilada Somaliland.

Leave a Reply