Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Degaanka Ee Burco Oo Soo Kormeeray Biriij Cusub Oo Ay Dawladda Hoose Dhisayso.

0
575

Burco(Dawan)Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Degaanka Ee Burco Ayaa Soo Kormeeray Biriij Cusub Oo Ay Dawladda Hoose Dhisayso.

waxaana xildhibaanaddaasi horkacaayey xildhibaan Mubaarik Yuusuf Bidhi oo kamid ah Golaha Degaanka ee Burco, isaga oo sidoo kalena kormeerkaasi kusoo maray wadooyin ay dhismaheeda dawlada hoose ka wado magaaladaasi.

Leave a Reply