Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Soo Xidhay Tabobar Garsooreyaasha Maxkamadaha Dalka Uga Socday Hargeysa.

0
548

Hargeysa(Dawan)Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Ayaa Soo Xidhay Tabobar Garsooreyaasha Maxkamadaha Dalka Uga Socday Hargeysa, kaas oo lagu tabobaraayey sidii dacwadaha ay gartooda qaadayaan ay ugu salayn lahaayeen Diinta Islaamka.

Leave a Reply