Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Itoobiya+Sawiro.

0
501

Hargeysa(Dawan)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey, ayaa gaadhay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, waxana halkaas si diirran ugu soo dhaweeyey masuuliyiin sare oo ka tirsan dawladda Federal-ka Itoobiya oo ay kamid yihiin wasiirka wasaaradda Maaliyadda Itoobiya, Mudane Axmed Shide, wasiiru-dawlaha wasaaradda arrimaha dibadda, H.E. Mrs. Hirut Zemene, agaasimaha arrimaha dawladdaha deriska u qaabilsan Itoobiya, Ato Yibeltal iyo xubno kale oo katirsan dawladda federaalka Itoobiya.
Madaxweynaha iyo weftiga uu hoggaaminayo, ayaa si heer sare ah loogu qaabilay madaarka Bole International Airport ee magaalada Addis Ababa, iyada oo ay gudo geli doonaan kulamadii ay la lahaayeen ra’iisal wasaaraha dawladda Federal-ka Itoobiya, Dr. Abiy Ahmed.

Image may contain: one or more people, people standing, sky, cloud and outdoor

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting and indoor

Image may contain: 1 person, sitting, living room, table and indoorImage may contain: 4 people, people standing and suit

Image may contain: 2 people, people standing, suit, outdoor and nature

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, suit and shoes

Image may contain: one or more people, people standing, tree and outdoor

Image may contain: 2 people, people sitting, living room and indoor

Image may contain: one or more people, people sitting, living room and indoor

Image may contain: one or more people, people sitting, living room, table and indoor

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing, suit, beard and outdoor

 

Leave a Reply