Wararka Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb Galay Xuska Maalinta Dhalinyaradda Somaliland+Sawiro. By admin - February 20, 2019 0 696 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Dawan)Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha qaranka, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb-galay xuska 20 February oo ah maalinta dhalinyaradda Somaliland.