Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyey Xeerka Garsoorka Somaliland.

0
922

Hargeysa(Dawan) kal-fadhigii maanta ee Golaha wakiiladda Somaliland oo uu shir guddoominaayey guddoomiyaha Golahaasi Baashe Maxamed Faarax ayaa lagu ansixiyey xeerka Nidaamka Garsoorka Somaliland.

Xeerkan ayaa ka kooban 97 qoddob, waxaana Golaha ka hor akhriyey Xoghaha golahaasi Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, iyada oo markii dambena loo qaybiyey xildhibaanadda Golahaasi, kadibna ay sidaasi ku ansixiyeen.

Leave a Reply