Hargeysa(Dawan)Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Professor Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa heshiis la saxeexday guddoomiyaha jaamacadda Hargeysa Maxamuud Yuusuf Muuse.
Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa oo ka hadlay heshiiskaasi ayaa sheegay in ay ku heshiiyeen in shaqaalaha garsoorka Somaliland ay deeq waxbarasho ka helaan jaamacadda Hargeysa.
https://www.youtube.com/watch?v=uUCJ0zgAjkc
.