Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Naf Waayey Roobabkii Caawa ka Da’ay Dalka Soona Kormeeray Goobaha Khasaaruhu Ka Dhacay+Sawiro.

0
474

Hargeysa(Dawan)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu ka hadlay khasaaraha ka dhashay roobab mahiigaan ah oo caawa ka da’ay dalka gaar ahaan caasimada Somaliland ee Hargeysa oo ay ku dhinteen shan ruux, halka ay sagaal kalena ku dhaawacmeen. Waxaanu madaxweynuhu isla caawa kormeer ku tegay goobaha khasaaruhu ka dhacay iyo guud ahaan waxyeelada magaalada roobku gaadhsiiyey.

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: plant, outdoor, nature and waterImage may contain: 8 people, people smiling, people standing and nightImage may contain: one or more people, people standing, night and outdoorImage may contain: car, tree, night, sky and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, night, outdoor and waterImage may contain: 8 people, people smiling, people standingImage may contain: 10 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 1 person, standing, crowd and outdoorImage may contain: car, night and outdoor

Leave a Reply