“Somaliland iyo Jarmalka Xidhiidh Toos Ah Ayaa ka Dhexeeya.” Agaasimaha Guud ee Waxbarashada iyo Sayniska

0
437

Hargeysa(Dawan):- Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Abokor Maxamed,ayaa ka war bixiyay safar shaqo uu wefti uu ka mid yahay ay ku tageen dalka Jarmalka.

Waxaanu sheegay agaasimaha guud in dalalka Somaliland iyo Jarmalka in uu ka dhexeeyo xidhiidh toos ah isla markaana Jarmalku ay diyaar u yihiin in ay Somaliland wax badan la qabtaan.

Waxaanu ku ammaanay Madaxweynaha qaranka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo muadii koobnayd ee uu xilka hayay suura geliyay in Somaliland iyo Jarmalka in xidhiidhkoodu uu toos noqdo.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan hoose ka daawo

 

Leave a Reply