Wasiirka Maalgashiga oo Xadhiga ka Jaray Hotel Casri ah oo Hargeysa Laga Hirgeliyay

0
420

Hargeysa(Dawan):- Munaasibad ballaadhan oo loo sameeyay furitaanka Royal Kulmiye Hotel,ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka wasaaradda Maalgashiga Maxamed Axmed Cawad,madax iyo masuuliyiin kala duwan oo ka socday qaybaha bulshada.

Haddaba Furitaankii Hoteelka iyo weedhihii laga yidhi halkan ka daawo

 

Leave a Reply