Kulanka Wada Tashiga Nafaqaynta Heer Qaran oo La Soo Xidhay iyo Waxyaabaha La Iskula Qaatay

0
394

Hargeysa(Dawan):- Kulanka wada tashiga Nafaqaynta Heer Qaran,ayaa Hargeysa lagusoo xidhay.

Kulankan oo ay ka qayb galeen laamaha dawladda ee ku shaqada leh iyo Hay’addaha xukuumadda kala sahqeeya oo muddo laba maalmood ah ka socday Hotel Maansoor Hargeysa,ayaa arrimo badan oo la xidhiidha Nafaqaynta Heer qaran diiradda lagu saaray.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan hoose ka daawo.

Leave a Reply