Wararka Dalka Tartameyaal Imtixaan u Galay Boosas Shaqo oo ka Bannaan Hay’adda Dhawrista Tayada By admin - September 18, 2019 0 636 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Dawan):- Hay’adda Shaqaalaha dawladda ayaa maanta tartan Imtixaan ah u qabatay dhallinyaro reer Somaliland ah oo u tartamayay 7 boos shaqo oo loo qaadanayo Hay’adda dhawrista Tayada. Haddaba halkan ka daawo warkaas oo faah faahsan