Madaxweynihii Hore Daahir Rayaale oo Dardaaran Faray Arday Qalin Jabisay

0
445

Hargeysa(Dawan):- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin,ayaa dardaaran faray Arday ka qalin jabisay Jaamacadda Edna ee Hargeysa.

Munaasibad aad  u ballaadhan oo loo qabtay qalin jabinta ardayda ka aflaxday Jaamacada Edna ee caasimadda Hargeysa oo ay ka soo qayb galeen Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin,guddoomiyaha Jaamacadda Edna Maxamed Mixile Boqorre,wasiirro madaxdhaqameed siyaasiyiin,waalidiin iyo marti sharaf kale oo badan,ayaa waxaa ardayda Jaamacadda si wayn ula dardaarmay Madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Rayaale.

Haddaba munaasibaddaa iyo weedhihii laga yidhi halkan hoose ka daawo.

Leave a Reply