Guddoomiyaha Gobolka Hawd oo Kulan la Yeeshay Madaxda Laamaha Dawladda ee Heer Gobol

0
561

Balligubadle(Dawan):- Guddoomiyaha gobolka Hawd Yaasiin Maxamuud Shide ayaa kulan la yeeshay madaxda laamaha dawladda heer gobol ee gobolka Hawd.

Kulanka uu badhasaabka gobolka Hawd la yeeshay isuduweyaasha gobolka Hawd oo daarranaa dardar gelinta shaqada qaranka ay u hayaan  madaxda laamaha dawladda ee gobolka Hawd iyo waxyaabaha ay ka wada hadleen halkan hoose ka daawo.

Leave a Reply