Wasiirro ka Qayb Galay Qalin Jebinta Arday ka Aflaxday Maxadka Shaqaalaha Dawladda

0
396

Hargeysa(Dawan):- Xubno wasiirro ah iyo guddoomiyaha hay’adda Shaqaalaha dawladda ayaa ka qayb galay munaasibad ballaadhan o loo sameeyay arday ka aflaxday maxadka shaqaalaha dawladda oo maanta munaasibadda qalin jabintooda lagu qabtay Hargeysa.

Haddaba munaasibaddaa iyo weedhihii laga yidhi halkan hoose ka daawo.

Leave a Reply