Midhaha Wanaagsan Ee Runta

0
29

Cabdullaah Ibn Mascuud (Rc) waxaa laga soo wariyay inuu Rasuulka Allah (Scw) uu yidhi :” Runtu waxay kugu hogaamisaa dhabaha samaanta iyo Camalka wanaagsan. Samaan faliduna waxay  banaysaa jidka uu qofku u mari lahaa Janada marka uu qofku caadeysto run waxa Allah (sw) agtiisa lagu magacaabaa runsheege.

Beentuna waxay kugu hogaamisaa xumaanta, xumaantuna waxay kugu hogaamisaa Naar. Marka uu qofku caadaysto been sheegida waxa Allah (sw) agtiisa lagu magacaabaa beenaale.

(Bukhari Iyo Muslim)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here