Xikmadaha Maanta

0
426
  • Haddii aad dhamaytirnaan raadiso weligaa naftaadu raali noqon mayso.
  • Qiimaha kalgacalka iyo nabadda ma garanaysid, ilaa aad cabsida iyo nacaybka barato.
  • Haddii aad doonayso in aad horumar samayso, dan ha ka gelin dadka la yaaban waxa aad samaynayso.
  • Marka aad cadhaysan tahay aamus.
  • Noloshaada wax kasta waa suurtogal, marka dhibta sabir, marka barwaaqadana mahadnaq
  • Waan jecelahay dadka u hanqal taaga dhabaynta waxa aan suurtogalka u muuqan
  • Runta ha diidin una ogolow in ay run tahay.
  • Ogoloow in wax kastaa kugu dhacaan, samaan iyo xumaanba, laakiin yaanay kaa joojin in aad hore u sii socoto.
  • Sida keliya ee isbeddel dhacaa uu macno kuugu samayn karaa waa in aad la-jaanqaaddo.

Leave a Reply