Maayerka Caasimadda Hargeysa oo Go’aan ka Soo Saaray Gadiidka Dhuxusha Mgaalada Soo Geliya

0
551

Hargeysa(Dawan):- Maayerka Caasimadda Hargeysa Cbdiraxmaan Maxmuud Cydiid Soltelco iyo Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex,ayaa si wada jir ah uga hadlay go,aan ay ka soo saareen gadiidka dhuxusha soo geliya magaalada isla markaana soo qaada dhuxusha oo aan ku jirin jawaabo ama gadbado iyo baabuurta soo qaada dhuxusha qoyan.

Waxaanu Maayerku Sheegay in aan la ogolaan doonin in dhuxul gaadhiga ku daadsan oo bilaa jawaano ahi in ay magaalada soo galaan.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.

Leave a Reply