- Nin gabadhiisa furaya ayaa la weydiiyay sababta uu u furayo waxaana uu ku yidhi “ Fariidku gabadhiisa waxba kama sheego”, Markii uu furay ayaa haddana la weydiiyay sababta uu gabadhiisa u furay ? Waxaana uu yidhi “ Caaqilka gabadh aan shaqo isku lahayn waxba kama sheego”
- Biyo kasta oo macaan oo samada ka soo dhaca waxba kama bedelaan biyaha dhanaan ee badda, kalsooni nafta sii, adiga ayaa isbedeli karaa, laakiin cidna kuma bedeli karto.
- Nin caaqil ah ayaa lagu yidhi “ Waxaan guursaday gabadh naafo ah, suurtagal ma tahay inaan iska furo ? Waxaanu ugu jawaabay “ haddii aad rabto inaad la bertanto iska fur”.
- Noloshu wey is badesha laakiin ma istaagto. Rajadu wey qarsoonta laakiin ma dhimato
- Fursadu wey dayacantaa laakiin ma dhamaato. Mar kasta oo noloshu kugu adkaato, Allaha (sw) bari oo rajee.