Dalalka Ugu Kooban Dunida

0
502

Dawladaha dunida ayaa ku kala duwan dhinac baaxadda dhulka iyo tirada dadka ku nool. Waxaana jira shan dawladood oo dunida ugu dad iyo dhul yar.

Dawladda San Marino , waa dawlad ballac dhulkeedu uu dhan yahay 62 Km2  , tirada dadkeeduna waa 33 kun  oo qof.

Dawladdan ayaa ku dhex taalla Talyaniga, waxaana lagu magacaabaa dalkan, dawladdii ugu horaysay ee dastuuriya dalkii laga sameeyay.

 

Dawladda Tofalo (Tuvalu )ayaa iyadana masaafada dhulkeedu yahay 25.8 km2,   iyadoo dadka ku nool ay dhan yihiin 11 kun oo qof sanadkii 2016. Waxay u dhaxaysaa Dalka Usterliay iyo Hawia. Waxaana dawladdani ay ka kooban tahay 9 jasiiradood, waxaana dakhliga dalka ka soo xerooda iibka kaluunka iyo dalxiiska. Waxay ka tirsan tahay dawladaha barwaaqo sooranka (Commenwealth) xoriyadeeda ayay ka qaadatay Ingiriiska sanadkii 1978.  Waxaana sanad kasta kor u kaca dakhliga guud ee dalka (GDP). Lacagta dalkuna waa dollerka Tuvalu).

 

 

Leave a Reply