Dhibata Erayada Haa Ama Maya!

0
573
  • In dadku kugu nacaan runta, waxay ka wanaagsantay inay kugu jeclaadaan Munafaqada
  • Dhamaan taariikhda dalal badani waxa ku dhacay guuldaro dhinaca dhaqanka ah, laakiin taasi weligeed maaha calaamadda dhammaadka qarankaasi. Laakiin marka waddanku uu noqdo dhibbane ay asiibtay guuldaro maskaxeed, taasi ayaa tilmaamaysaa dhamaadka waddan ama Qaran”
  • Ku dayashada khariban ee dadkii hore maaha inay iyagu soo noolaadeen laakiin waxay ka dhigan tahay inay kuwa nool dhinteen”
  • Wakhtig tegay iyo mustaqbalku waxay isugu eeg yihiin si ka badan siday isu eeg yihiin dhibcaha roobka”.
  • Aadamigu wuxu ku dhismaa iskaashi”
  • Cadaalad daradu waa astaamaha burburka” Xikmadaha caalimka Ibnu khaldun
  • Ceebta bani’aadamku waa in ay ammaan jecel yihiin, qof kastana ammaanaan, sidaa awgeed qofka khaldama dhakhso ayuu u illaabaa khaladkiisa”.
  • Dhibaatooyinka nolosha ee aadamaha soo food saara kuwooda ugu badani waxa ay ku yimaaddaan, iyagoo oo ku degdega erayga ah Haa ama Maya iska jir labadaasi eray degdegooda”.

 

Leave a Reply