Dhallinaro Tahriib Laga Soo Celiyay oo Xukuumaddu Shaqo Abuur u Samaysay

0
417

Hargeysa(Dawan):- Dhallinyaro laga soo celiyay Tahriib oo dalkooda hooyo dib loogu soo celiyay isla markaana dib ula midoobay qoysaskoodii ayay Xukuumaddu shaqo abuur kala duwan u samaysay.

Guddoomiyaha Hay’adda qaxootiga iyo Barakacayaasha Cabdikariin Axmed Maxamed Xinnif,ayaa sheegay markii  ay ku guulaysteen in ay dalka dib ugu soo celiyaan dhallinyaro reer Somaliland ah oo ku tabaalaysnaa dalka Liibiya oo ay Tahriib u tageen  iyagoo la kaashaday Hay’addo ay ka mid yihiin IOM.

In aanay halkaa kaga hadhin dhallinyarada lagu soo celiyay dalkooda hooyo isla markaana ay u sameeyeen shaqo abuur kala duwan.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.

Leave a Reply