Qisaska Ay CIA-da Maraykanku Ku Wareertay!

0
448

Sanadkii 1963  Gabadh aan la aqoonsan oo xidhan masarka madaxa ay ku xidhaan  dumarka Ruushka ayaa ka soo dhex baxday sawirkii laga qaaday goobtii lagu dilay madaxweynihii Maraykanka  John F.Kendy.  Gabadhaasi oo aan la aqoonsan ayaa ku dhex jirtay dadkii goobta joogaty oo dhamaantood la aqoonsaday waxaana lagu magacaabay  markii warbixinaha la gudbinayay “Ms. Babushka” gabadh aan la garan sababta meesha keentay iyo halka ay ka socotay.

Gabadhani waxay noqotay arrin qarsoon oo wareer ku riday  ciidanka CIA ee Maraykanka kuwaasi oo aaminsanaa inay door ku lahayd dilka John F. Kendy. This woman has been a mystery to the CIA because they believe it has a role in the assassination of US President John F. Kennedy. Waxaana yaab ah in ilaa maanta aan gabadhaasi la helin isla markaana aan la aqoonsan meel ay ku danbaysay, iyo sababta dadkan muhiimka ah dhex dhigay.

Leave a Reply