Noloshu Waa Xaqiiqo Wax Laga Barto!

0
576

“Noloshu maaha dhibaato in la xalliyo u baahan, balse waa xaqiiqo in lagu waayo qaato waxna laga barto ah”. (Soren Kierkegaard).

“Sida keliya ee isbeddelkaa dhacaa uu macno kuugu samayn karaa waa in aad la-jaanqaaddo, dhinaca geeddigu u socdana u raacdo, dadka ku faraxsana la dabaal degto”. (Alan W. Watts)

 

Pablo Picasso oo ahaa Farshaxan iyo Hal-Abuur caalamiya oo u dhashay Isbayn oo noolaa intii u dhexeysay 1881kii – 1973kii, ayaa la weydiiyey waxa ay ku kala duwan yihiin isaga iyo dadka aan la aragtida ahayn, waxaana uu yidhi : “ Dadku waxa ay arkaan, Waxa hadda socda, markaasay is weydiiyaan sababta…” Aniguna waxaan arkaa, waxa dhici kari lahaa markaasaan is weydiiyaa sababta ay u dhici waayeen”

 

“ Waa wax aad looga xumaado in dadka oo dhami u sameeyaan waxa wanaagsan, keliya iyaga oo ka baqanaya ciqaabka, ama abaal-marinna doonaya. (Dadku waa in ay wanaagga sameeyaan iyaga oo doonaya in ay dad wanaagsan noqdaan, isla markaana doonaya in ay ku dhaqmaan amarrada iyo tilmaamaha Allah (sw) , jacaylkiisa awgiina falkan u samaynaya”

Leave a Reply